Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay rabshadihii maanta ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Somalia Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay rabshadihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee ka dhashay dilal askar ka tirsan ciidamada dowladu kula kaceen bajaajley iyo dad kale oo shacab ah. Farmaajo ayaa sheegay inuu ka xun yahay dilalka loo geystay saaka darawalada bajaajleyda, isagoo tacsi u diray qoyska ay ka geeriyoodeen labada qof … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay rabshadihii maanta ka dhacay Muqdisho (Sawirro)